Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Welcome to our album for Somali celebrities.
Faadumo Cabdillahi Maandeeq
Faadumo Cabdillahi Maandeeq 
 
Anigoo guweeyn jirin, Anigoo guudka leydabo, Anigoo rag wuxuu galo, Iyo garan waxa uu gudo, Anoo jooga gurigii, Gacalo hooyadeey, Adaa ilasoo galey jacaylkee, Markaan ka gudoomay samihii, Hadaad goysey nabadii, Ma ogtahay in aad iga gardaran tahay.