Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Welcome to our album for Somali celebrities.
Kinsi Xaaji Adan(Caqaarta)
Kinsi Xaaji Adan(Caqaarta) 
 
Nafta meel u dudaysaa, Damaqeeda xanuunka, Wow doog dhabataayee, Waan ku daawan lahaaye, Dunti caashaqaa ma hantiyay, Qalbigi dagyee, Dahab la moodyow, Daraato maxaan ku doonay, Naf dabaylo sitaan, Debed wow hoyataaye, Dadka weyska xignaaye, Waan ku daawan lahaaye, Duntii caashaqaa ma hantiyay, Qalbigii degyee ,Dahab la moodyow, Daraato maxaan ku doonay .