Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Welcome to our album for Somali celebrities.
Cabdillahi Diiriye (Sooraan)
Cabdillahi Diiriye (Sooraan) 
 
---Maxaad uga dhaqaaqdee, Halbowlaha wadnaha lula-Adna waad ku ladhantee-Aniguna la'aantaa- Inaan la'do ha eegine- Allayliyo allaylehe i lumisee- Waxay libintu taalaa-Lamaanaha dhexdeenee-Liibaan waxa hela- Labadays gargaare -Ana lumay jacaylkaad -Ladan igu abuurtee-Allayliyo allaylehe i lumisee-Ragama laguma liidsado- Lacag iyo aduunyee- Berituu ku loolaa- Maantuu u liicaa- Lalabaha hayaanka -Igu laadimaayee -Allayliyo allaylehe i lumisee,