Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Abwaano,Fanaaniin iyo dhamaan reer faneedka ugu caansan.
Welcome to our album for Somali celebrities.
« previous | next »
Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye
Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye" 
 
"Uf qabiilka anaa leh, Wuxuun baa ku adeegta, Nin iskii kartidiisa, Isagoon cid ku tiirsan, Isku taagi kareynin, Una haysta ateero, Ayaantuu dambi geystana, laga hoos galo eeda, Ayid waad is xigtaaniyo, Idinkaa isku reer iyo, Aqligii lixdankii, Maanta iib geli maayo, Sidaan aaminsanahayna, Abkuu doono ha sheegtee, Wuxuunbaa ehel ii ah, Dadka kaan af aqaano ee, Si wax iila arkaaya ee, Na midayso ujeedo."