"Uf
                                          qabiilka anaa leh- wuxuun baa ku adeegta 
                Nin iskii kartidiisa- isagoon cid ku tiirsan
                Isku taagi kareynin- una haysta ateero
                Ayaantuu dambi geystana- laga hoos galo eeda.
                Ayid waad is xigtaaniyo- idinkaa isku reer iyo
                Aqligii lixdankii- maanta iib geli maayo.
                Sidaan aaminsanahayna- abkuu doono ha sheegtee
                Wuxuunbaa ehel ii ah- dadka kaan af aqaano ee 
                Si wax iila arkaaya ee- na midayso ujeedo."
                                      Maxamed
                                          Xaashi Dhamac 'Gaarriye' was born in
                                          Hargeysa in 1949, and lives there now.
                                          He attended school in Sheikh in Somaliland
                                          and then graduated in biology at the
                                          Somali National University, following
                                          which he was a teacher for several
                                          years. As a keen poet and literary
                                          scholar also, he later worked at the
                                          Academy of Culture in Mogadishu and
                                          then as a lecturer in Somali literature
                                          at National University. From the 1970s
                                          onwards he has been one of the most
                                          important Somali poets, composing on
                                          a great variety of topics from nuclear
                                          weapons to Nelson Mandela. He was also
                                          a poet who was not afraid to engage
                                          in the politics of Somalia through
                                          his poetry, and he was the initiator
                                          of one of the largest 'chain poems',
                                          'Deelley', to which many poets contributed,
                                          each one alliterating in 'd', hence
                                          the name of the chain. In addition
                                          to his poetry composition, Gaarriye
                                          was the person who first articulated
                                          the metrical patterns of Somali poetry,
                                          which he published in 1976 in a number
                                          of articles in the national newspaper
                                          of the time. This work was invaluable
                                          and a major intellectual achievement.  Martin
                                          Orwin
                                      "Nin-kasta
                                          oo dakana galay---------------------Qoluu
                                          dabada geliyow,
                Dembi dhacay mas'uul ma leh-------------------
                Markaad hebel duqaysaa,
                Reer hebel danqanayaa.--------------------------- Ardaygu na
                dadaalkiyo,
                Dugsigii hadduu gabay,---------------------------
                Delluu meel ka haystaa,
                Waxaan daah ka sarnayn--------------------------
                Isagoon diktoor noqon,
                Inuu darajo tolan karo,-----------------------------
                Inuu doolar heli karo,
                Ama dayday noqon karo,-------------------------
                Daba-laab ku xoogsada "
                                                                            
                                       "Sidii
                                            daacuflaha aar---ragii duudda mari
                                            jiray-                                
                                      Raggii
                                            diinka qalan jiray---- marna daafida
                                          u cunay.
                                      Marna doonbir dhacarsaday--- dabra weerar
                                          culus iyo
                                      Duullaan laxaad lehba---- wiilashii durqumi
                                          jiray.
                                      Daba laabka kaaraha --- danabyadii ku furan
                                          jiray.
                                      Ama dibadda ka halgamay--- ama dayn ku
                                          fara baxay.
                                      Ama dirirta gudihii --- si udadan ufulin
                                          jiray.
                                      Dahan iyo mid diin qalay--- ama duubiyada
                                          jaban,
                                      Dar alliyo daraadood --- raggii deeqda
                                          lagu helay,
                                      Iyo dubbuhuu asaagaa---sidii dameero baadiya,
                                      Damtaa kaaga saaray--- iyo birtaa adiga
                                          lagu daray,
                                      Dooraalayaashii --damiirkooga hoogiyo,
                                      Damacoogu fari jiray--- dallacaad aad ku
                                          heshidee,
                                      Deriskaaga qaar iyo--- dar dar kaad isu
                                          xigtaan,
                                      Labadaa aad dihatee-- ninba doorkuu kulahaa,
                                      Taariikhda daabacan--- diiwaan xusuus qor
                                          ah
                                      Uma lihid dadweynoow !" Xasan Ganey 1992kii 
                                      Abwaan Xasan X C/Lahi "Geney" wuxuu
                                        kaalinta hore kaga jiraa abwaanada xaga
                                        suugaanka iyo dhaqanka ugu cod karsan,runtiina
                                        waa halabuur dadkoo dhami jecelyahay.
                                        Dabeecad ahaan Xasan waxaa lagu tiriyaa
                                        nin aad u afgaaban,degan,dabeecad iyo
                                        akhlaaqsanina u dheertahay,taakuleeyana
                                        dadka dhibaateysan oo naxariis badan.
                                        Hadii aan taariikhda abwaanka wax ka
                                        tilmaamo. Xasan
                                         Ganey wuxuu ku dhashay duleedka
                                        Degmada Bulaxaar
                                            oo ka tirsan
                                            Gobolka Saaxil,waxaana da,diisu ku
                                            dhowdahay ilaa 6o Sano. Mar la weydiiyay
                                            abwaanka da'diisa. Wuxuu ku jawaabay"markii
                                            aan dhashay meel miyi ah ayaan ku
                                          dhashay laakiin isma yaraynayo
                                          in aan wax isku daro mooyee," isagoo
                                            dhawr iyo toban jir ah oo kuray ah
                                            ayuu markaa
                                          ka yimid miyiga Bulaxaar oo waxuu soo
                                            galay magaalada Berbera,kadibna waxuu
                                             shaqo ka bilaabay Hudheelada sida
                                            Hudheelki
                                          Cumar Isteeri,markii dambana waxuu
                                          u soo wareegay Hargeysa oo xiligii
                                          inqilaabkii
                                          Xasan Kayd iyo ay wadeen waa 1961-kii,waxaanu
                                           ka shaqaynayay hudheelka Union ka,
                                          markii la odhan jiray
                                          Bakayle Qalad waxuu ahaa Baayac Mushtari
                                          oo waxuu ka shaqaynayay meherado uu
                                          lahaa oo ku yaalay Xero dhifta,laakiin
                                          sanadkii 1966 ,ayuu hadana u wareegay
                                          dhinaca Geerash-yada oo waxuu ka shaqayn
                                          jiray Geerashkii Xaaji Dool iyo Cabdi
                                          Giirshe ay wada lahaayeen, 1967 kii
                                          ayuu
                                          ku biiray Ciidamadii Xooga Dalka markaas
                                          ilaa 1970 kii waxuu ku jiray Ciidamadii
                                          Kamaandoosta,wuxuu
                                          ka soo wareegay xiligaas oo uu ku soo
                                          biiray
                                          kooxdii
Baamboyda iyo Kooxdii Janandaa,uud
                                        .by  kamadare
                                      Taariikhdu
                                          shed lagu dhigiyo-----------------
Malaha summad lagu sharaxo
Intii qorax shaamisiyo----------------------------
Shinkiisa hebeen tirsaday
Shaac iyo madoobe isbedelay------------------
Wixii dhacay shar iyo kheyr
Intaan shaahid u ahaa------------------------------
Shamsadan aan joogno iyo
Haddaan shalay kuugu simo----------------------
Ma jiro shay noo qornaa
Sheekadu inay tahay sidaa------------------------
shilkuhu nimankuu la tegey
Wadnaha shaandhada ka dhigay----------------
Shanshada dhuuxleh iyo
Lafihii qaarkood shuxaan--------------------------
Kuwaa shirixyada ka jaban
Haddaan shilini layn---------------------------------
Shahiid maaha la yidhi
Shisheeyana nagama dilin--------------------------
Shil helayna maanaan ogeyn. 1988
                                      
                                Faisel was born in 1945, to Omer Mushteeg
                                  and Amina Mohamed Bulxan. Both his parents
                                  were respectable community members in the city
                                  of Hargeisa, Somaliland. Amina’s father
                                  was the great Berbera poet and chief of Somaliland,
                                  during the late 19c and the beginning of the
                                  20c, Mohamed "Bulxan", who coined
                                  the famous Somaliland poem "Abtirsiimada
                                  Guud baa loo Golaaf tamayaa" or "people
                                  are fighting for their family tree". He
                                  also composed great number of poems, such as
                                  the one we have in here called " Dal-dhameeye",
                                  meaning around the world.You can read that
                                  poem in Somali in this page Dal-dhameeye.
                                  
He finished his grade school at Sheekh Bashiir Elementary School in Hargeisa,
Somaliland, where he had the opportunity to be taught by such great teachers
and world famous people. Late Sheekh Ali Ibrahim, an Islamic scholar who has
written many books and Arabic and Omer Arteh Qaalib, who became a foreign minister
of what, were once known as "Somalia". He later went to a boarding
school in Amoud, which is located thirty-five miles northwest of Hargeisa, Somaliland.
He finished both his intermediate and teacher training at Amoud. Again, he had
the good fortune obeying taught by such teachers as Sheekh Yuusuf Sh Ali Gurey,
the 1982-83 President of Somali National movement and Mohamed Ali "Sheef",
who became an Ambassador.
                                       As a teenager, his peers knew Faisel
                                        as a talented singer. But it was not
                                        until he finished school that he was
                                        discovered by the then- Minister of Education,
                                        Yuusuf Ismail Samates "Ghandhi". "Gandhi" took
                                        him to the then capital city of Somalia,
                                        Mogadishu. One night, "Ghandi" threw
                                        a party in order to show off to his friends
                                        this wonder kid, who could sing like
                                        no one else. The Sudanese Ambassador
                                        who was present at the party heard him
                                        sing "Sudanese/Nubian" songs
                                        and could not believe his ears. He offered
                                        Faisel an opportunity to go to Sudan
                                        and study there. But upon hearing he
                                        would have to wait another six months
                                        in Mogadishu before he can go, Faisel
                                        declined the offer and headed back to
                                        Hargeisa.
                                 Faisel didn’t want to leave yet
                                        because he fell in love with Shamis while
                                        he was in school at Amuud. What he did
                                        not know at the time was Shamis would
                                        become his life long love and the only
                                        woman he loves to this day. With a collection
                                        of Mohamed Wardi and Al-Amine songs that
                                        were given to him as a gift from the
                                        Sudanese Ambassador, Faisel got a job
                                        as a teacher in Arabsiyo ten miles from
                                Hargeisa.....