Gudgudaa hillaaciyo--Geydha iyo fooraha--Xasan Ganey ladhkiisii -- Goljannaa ka dhalatoo--Galabta iyo sheekada -- Gorgor iyo Hargeysiyo--Geeskaannu joognaa.
Links

Afrol news
Arlaadinet.com
Allpuntland
Allsomali
Awdal news
Banadir
BBC Africa
Burtinle
Codka somali galbeed
Dayniile
Djibouti net
Farshaxan
Goldogob
Goljano Today
Hadhwanaagnes
Halganews
Hanuun
Hargeisa news
Hargeysa org
Hiiraan
Hobyonet
Horseednet
Jamhuuriya online
Radio Somaliland
Somalilandorg
Somalilandnet
Somali today
Somalinet
Togdheer online
Wardheenews

Universities

Amoud university
Hargeisa university
Mogadishu university
Lafoole college
University of mudug

 

 
View My Guestbook
Sign My Guestbook

QUR'AAN

CAT STEVENS
Cat Stevens

 

 

 

 

Google

"Uf qabiilka anaa leh- wuxuun baa ku adeegta
Nin iskii kartidiisa- isagoon cid ku tiirsan
Isku taagi kareynin- una haysta ateero
Ayaantuu dambi geystana- laga hoos galo eeda.
Ayid waad is xigtaaniyo- idinkaa isku reer iyo
Aqligii lixdankii- maanta iib geli maayo.
Sidaan aaminsanahayna- abkuu doono ha sheegtee
Wuxuunbaa ehel ii ah- dadka kaan af aqaano ee
Si wax iila arkaaya ee- na midayso ujeedo."

Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' was born in Hargeysa in 1949, and lives there now. He attended school in Sheikh in Somaliland and then graduated in biology at the Somali National University, following which he was a teacher for several years. As a keen poet and literary scholar also, he later worked at the Academy of Culture in Mogadishu and then as a lecturer in Somali literature at National University. From the 1970s onwards he has been one of the most important Somali poets, composing on a great variety of topics from nuclear weapons to Nelson Mandela. He was also a poet who was not afraid to engage in the politics of Somalia through his poetry, and he was the initiator of one of the largest 'chain poems', 'Deelley', to which many poets contributed, each one alliterating in 'd', hence the name of the chain. In addition to his poetry composition, Gaarriye was the person who first articulated the metrical patterns of Somali poetry, which he published in 1976 in a number of articles in the national newspaper of the time. This work was invaluable and a major intellectual achievement. Martin Orwin

"Nin-kasta oo dakana galay---------------------Qoluu dabada geliyow,
Dembi dhacay mas'uul ma leh------------------- Markaad hebel duqaysaa,
Reer hebel danqanayaa.--------------------------- Ardaygu na dadaalkiyo,
Dugsigii hadduu gabay,--------------------------- Delluu meel ka haystaa,
Waxaan daah ka sarnayn-------------------------- Isagoon diktoor noqon,
Inuu darajo tolan karo,----------------------------- Inuu doolar heli karo,
Ama dayday noqon karo,------------------------- Daba-laab ku xoogsada "

 "Sidii daacuflaha aar---ragii duudda mari jiray-                               
Raggii diinka qalan jiray---- marna daafida u cunay.
Marna doonbir dhacarsaday--- dabra weerar culus iyo
Duullaan laxaad lehba---- wiilashii durqumi jiray.
Daba laabka kaaraha --- danabyadii ku furan jiray.
Ama dibadda ka halgamay--- ama dayn ku fara baxay.
Ama dirirta gudihii --- si udadan ufulin jiray.
Dahan iyo mid diin qalay--- ama duubiyada jaban,
Dar alliyo daraadood --- raggii deeqda lagu helay,
Iyo dubbuhuu asaagaa---sidii dameero baadiya,
Damtaa kaaga saaray--- iyo birtaa adiga lagu daray,
Dooraalayaashii --damiirkooga hoogiyo,
Damacoogu fari jiray--- dallacaad aad ku heshidee,
Deriskaaga qaar iyo--- dar dar kaad isu xigtaan,
Labadaa aad dihatee-- ninba doorkuu kulahaa,
Taariikhda daabacan--- diiwaan xusuus qor ah
Uma lihid dadweynoow !" Xasan Ganey 1992kii

Abwaan Xasan X C/Lahi "Geney" wuxuu kaalinta hore kaga jiraa abwaanada xaga suugaanka iyo dhaqanka ugu cod karsan,runtiina waa halabuur dadkoo dhami jecelyahay.
Dabeecad ahaan Xasan waxaa lagu tiriyaa nin aad u afgaaban,degan,dabeecad iyo akhlaaqsanina u dheertahay,taakuleeyana dadka dhibaateysan oo naxariis badan. Hadii aan taariikhda abwaanka wax ka tilmaamo. Xasan Ganey wuxuu ku dhashay duleedka Degmada Bulaxaar oo ka tirsan Gobolka Saaxil,waxaana da,diisu ku dhowdahay ilaa 6o Sano. Mar la weydiiyay abwaanka da'diisa. Wuxuu ku jawaabay"markii aan dhashay meel miyi ah ayaan ku dhashay laakiin isma yaraynayo in aan wax isku daro mooyee," isagoo dhawr iyo toban jir ah oo kuray ah ayuu markaa ka yimid miyiga Bulaxaar oo waxuu soo galay magaalada Berbera,kadibna waxuu shaqo ka bilaabay Hudheelada sida Hudheelki Cumar Isteeri,markii dambana waxuu u soo wareegay Hargeysa oo xiligii inqilaabkii Xasan Kayd iyo ay wadeen waa 1961-kii,waxaanu ka shaqaynayay hudheelka Union ka, markii la odhan jiray Bakayle Qalad waxuu ahaa Baayac Mushtari oo waxuu ka shaqaynayay meherado uu lahaa oo ku yaalay Xero dhifta,laakiin sanadkii 1966 ,ayuu hadana u wareegay dhinaca Geerash-yada oo waxuu ka shaqayn jiray Geerashkii Xaaji Dool iyo Cabdi Giirshe ay wada lahaayeen, 1967 kii ayuu ku biiray Ciidamadii Xooga Dalka markaas ilaa 1970 kii waxuu ku jiray Ciidamadii Kamaandoosta,wuxuu ka soo wareegay xiligaas oo uu ku soo biiray kooxdii Baamboyda iyo Kooxdii Janandaa,uud .by kamadare

Taariikhdu shed lagu dhigiyo----------------- Malaha summad lagu sharaxo
Intii qorax shaamisiyo---------------------------- Shinkiisa hebeen tirsaday
Shaac iyo madoobe isbedelay------------------ Wixii dhacay shar iyo kheyr
Intaan shaahid u ahaa------------------------------ Shamsadan aan joogno iyo
Haddaan shalay kuugu simo---------------------- Ma jiro shay noo qornaa
Sheekadu inay tahay sidaa------------------------ shilkuhu nimankuu la tegey
Wadnaha shaandhada ka dhigay---------------- Shanshada dhuuxleh iyo
Lafihii qaarkood shuxaan-------------------------- Kuwaa shirixyada ka jaban
Haddaan shilini layn--------------------------------- Shahiid maaha la yidhi
Shisheeyana nagama dilin-------------------------- Shil helayna maanaan ogeyn. 1988

Faisel was born in 1945, to Omer Mushteeg and Amina Mohamed Bulxan. Both his parents were respectable community members in the city of Hargeisa, Somaliland. Amina’s father was the great Berbera poet and chief of Somaliland, during the late 19c and the beginning of the 20c, Mohamed "Bulxan", who coined the famous Somaliland poem "Abtirsiimada Guud baa loo Golaaf tamayaa" or "people are fighting for their family tree". He also composed great number of poems, such as the one we have in here called " Dal-dhameeye", meaning around the world.You can read that poem in Somali in this page Dal-dhameeye.

He finished his grade school at Sheekh Bashiir Elementary School in Hargeisa, Somaliland, where he had the opportunity to be taught by such great teachers and world famous people. Late Sheekh Ali Ibrahim, an Islamic scholar who has written many books and Arabic and Omer Arteh Qaalib, who became a foreign minister of what, were once known as "Somalia". He later went to a boarding school in Amoud, which is located thirty-five miles northwest of Hargeisa, Somaliland. He finished both his intermediate and teacher training at Amoud. Again, he had the good fortune obeying taught by such teachers as Sheekh Yuusuf Sh Ali Gurey, the 1982-83 President of Somali National movement and Mohamed Ali "Sheef", who became an Ambassador.

As a teenager, his peers knew Faisel as a talented singer. But it was not until he finished school that he was discovered by the then- Minister of Education, Yuusuf Ismail Samates "Ghandhi". "Gandhi" took him to the then capital city of Somalia, Mogadishu. One night, "Ghandi" threw a party in order to show off to his friends this wonder kid, who could sing like no one else. The Sudanese Ambassador who was present at the party heard him sing "Sudanese/Nubian" songs and could not believe his ears. He offered Faisel an opportunity to go to Sudan and study there. But upon hearing he would have to wait another six months in Mogadishu before he can go, Faisel declined the offer and headed back to Hargeisa.

Faisel didn’t want to leave yet because he fell in love with Shamis while he was in school at Amuud. What he did not know at the time was Shamis would become his life long love and the only woman he loves to this day. With a collection of Mohamed Wardi and Al-Amine songs that were given to him as a gift from the Sudanese Ambassador, Faisel got a job as a teacher in Arabsiyo ten miles from Hargeisa.....




 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 



Xasan X C/lahi "Ganey"

Shiinley-Xasan GaneyDeelley
Duufaan
Qaneecaad
Magan
Fiidmeeray waa Aroor
Wiil iyo Baso jibaa diley
Gorgor
Ha ku saxaninDarashada
Dhaqan

 


 

Faysal omar mushteeg

Meydal Qoordheer

Ha I Gabine

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Copyright© 2005.Goljanotoday.tripod.com.all rights reserved.